Falimaha 20:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markey imaadeen wuxuu ku yiri, “Maalintii ugu horeysay ee aan imaaday Aasiya waad ogtihiin sida aan waqtigii aan idin la joogay u isticmaalay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markay u yimaadeenna wuxuu iyagii ku yidhi, Idinka qudhiinnuba waad garanaysaan sidii aan wakhtiga oo dhan idinkula joogay tan iyo maalintii iigu horraysay oo aan Aasiya cag saaray, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Markay u yimaadeenna wuxuu iyagii ku yidhi, Idinka qudhiinnuba waad garanaysaan sidii aan wakhtiga oo dhan idinkula joogay tan iyo maalintii iigu horraysay oo aan Aasiya cag saaray, Viz kapitola |