Falimaha 20:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Haddaba Bawlos wuxuu go’aansaday inuu u safro Efesos waayo ma dooneynin inuu waqti ku sii dhameeyo waddanka Aasiya, waayo wuxuu u degdegsanaa inuu Yeruusaalem tago maalintii bentekoste hadday u suurtowdo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Maxaa yeelay, Bawlos wuxuu goostay inuu Efesos dhaafo, inuusan wakhti Aasiya ku lumin; waayo, wuxuu ku degdegsanaa hadday u suurtowdo inuu maalintii Bentekoste Yeruusaalem yimaado. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Maxaa yeelay, Bawlos wuxuu goostay inuu Efesos dhaafo, inuusan wakhti Aasiya ku lumin; waayo, wuxuu ku degdegsanaa hadday u suurtowdo inuu maalintii Bentekoste Yeruusaalem yimaado. Viz kapitola |