Falimaha 20:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Halkaas markaan ka safarnay ayaa maalintii ku xigtay waxaan gaarnay meel ku dhow khiyos. Maalin kadibna waxaan usii gudubnay Samos, maalintii ku xigtana waxaan imaanay Mileetos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Markaasaannu halkaas ka dhoofnay, oo waxaannu maalintii dambe nimid meel ka soo hor jeedda Khiyos; maalintii kalena waxaannu gaadhnay Samos; maalintii ku xigtayna waxaannu nimid Mileetos. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Markaasaannu halkaas ka dhoofnay, oo waxaannu maalintii dambe nimid meel ka soo hor jeedda Khiyos; maalintii kalena waxaannu gaadhnay Samos; maalintii ku xigtayna waxaannu nimid Mileetos. Viz kapitola |