Falimaha 20:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Waxaan sii tagnay illaa markabka oo aan u safarnay Asos, halkaas ayaan Bawlos kasii qaadnay waayo isagu jidkaas ayuu isticmaalayay. Qorshahan oo dhan isaga ayaa sameeyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin annagoo ka hor marayna, waxaannu aadnay doonnida, oo Asos u dhoofnay, meeshaasoo aannu doonaynay inaannu Bawlos ka qaadno; maxaa yeelay, sidaasuu kula ballamay isagoo ku talo jiray inuu lugeeyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin annagoo ka hor marayna, waxaannu aadnay doonnida, oo Asos u dhoofnay, meeshaasoo aannu doonaynay inaannu Bawlos ka qaadno; maxaa yeelay, sidaasuu kula ballamay isagoo ku talo jiray inuu lugeeyo. Viz kapitola |