Falimaha 20:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Markey Rabshadii dhamaatay, Bawlos wuxuu iskugu wacay xertii, kadib markii uu dhiirigeliyay ayuu macsalaameeyay oo aaday Makedoniya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Markii rabshaddii dhammaatay dabadeed Bawlos ayaa xertii u cid diray oo dhiirrigeliyey, markaasuu nabadgelyeeyey oo baxay inuu Makedoniya tago. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Markii rabshaddii dhammaatay dabadeed Bawlos ayaa xertii u cid diray oo dhiirrigeliyey, markaasuu nabadgelyeeyey oo baxay inuu Makedoniya tago. Viz kapitola |