Falimaha 2:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Maalin walba waxey ku kulmayeen macbadka. Waxey guryahooda ku diyaarinayeen cashada Rabbiga weyna wada cunayeen iyagoo leh qalbiyo daacad ah oo faraxsan, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH46 Oo maalin walba iyagoo isku wada qalbi ah ayay macbudka ku jiri jireen, oo kibistana guryahooday ku jejebin jireen, cuntadoodana farxad iyo qalbi daacad ah ayay ku cuni jireen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah46 Oo maalin walba iyagoo isku wada qalbi ah ayay macbudka ku jiri jireen, oo kibistana guryahooday ku jejebin jireen, cuntadoodana farxad iyo qalbi daacad ah ayay ku cuni jireen. Viz kapitola |