Falimaha 2:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Waxey waqtigooda ku qaadan jireen iney wax ka bartaan rasuullada waxeyna ahaayeen sida hal qoys, iyagoo wada duceysanaya oo wadaagaya cashada Rabbiga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Oo waxay ku sii adkaysteen rasuulladu waxay bari jireen iyo xidhiidhka ka dhexeeyey iyaga, iyo kibista jebinteeda iyo tukasho. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Oo waxay ku sii adkaysteen rasuulladu waxay bari jireen iyo xidhiidhka ka dhexeeyey iyaga, iyo kibista jebinteeda iyo tukasho. Viz kapitola |