Falimaha 2:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Ballanka idinka iyo caruurtiina ayaa leh. Waxaana leh qof walboo uu Illaahey doorto, meel walboo uu joogaba.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 Maxaa yeelay, ballanka waxaa leh idinka iyo carruurtiinna iyo kuwa fog oo dhan in alla intii Rabbiga Ilaaheenna ahu u yeedho. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 Maxaa yeelay, ballanka waxaa leh idinka iyo carruurtiinna iyo kuwa fog oo dhan in alla intii Rabbiga Ilaaheenna ahu u yeedho. Viz kapitola |