Falimaha 2:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 “Sidaa darteed qof walboo reer binu Israa’iil ah waa inuu ogaadaa xaqiiqdii, Illaahey ayaa Ciisahan aad iskutallaabta ku qodobteen ka dhigay Sayid iyo Masiix labadaba.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Reer binu Israa'iil oo dhammu aad ha u ogaadeen in Ilaah ka dhigay Rabbi iyo Masiixba Ciisahan aad iskutallaabta ku qodobteen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Reer binu Israa'iil oo dhammu aad ha u ogaadeen in Ilaah ka dhigay Rabbi iyo Masiixba Ciisahan aad iskutallaabta ku qodobteen. Viz kapitola |