Falimaha 2:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Wuuna ogaa in waxan dhici doonaan, sidaa daraadeed wuxuu ka hadlay sarakicidda Masiixa, oo ah inaan lagu dhaafin qabriga, jirkiisuna uusan qurmin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 wuxuu hore u arkay oo ka hadlay Masiixa sarakiciddiisa inaan isaga Haadees lagu dayn, jidhkiisuna qudhun arag. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 wuxuu hore u arkay oo ka hadlay Masiixa sarakiciddiisa inaan isaga Haadees lagu dayn, jidhkiisuna qudhun arag. Viz kapitola |