Falimaha 2:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Laakiin Daa’uud wuxuu ahaa nebi wuxuuna ogaa in Illaahey ka ballan qaaday axdina kula galay inuu carshigiisi siin doono mid farcankiisa ka mid ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Haddaba isagoo nebi ahaa oo ogaa in Ilaah dhaar ugu dhaartay isaga inuu dhashiisa midkood carshigiisa ku fadhiisin doono, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 Haddaba isagoo nebi ahaa oo ogaa in Ilaah dhaar ugu dhaartay isaga inuu dhashiisa midkood carshigiisa ku fadhiisin doono, Viz kapitola |