Falimaha 2:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Kadib si kadis ah ayey u maqleen qeylo ka timid samada oo u eg dabayl xoog leh waxeyna buuxisay gurigii ey ku jireen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Oo waxaa filanla'aan samada ka yimid sanqadh sida dabayl xoog leh oo aad u dhacaysa, oo waxay buuxisay gurigii ay fadhiyeen oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Oo waxaa filanla'aan samada ka yimid sanqadh sida dabayl xoog leh oo aad u dhacaysa, oo waxay buuxisay gurigii ay fadhiyeen oo dhan. Viz kapitola |