Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 2:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 “ ‘Illaahey ayaa yiri, maalmaha ugu dambeeya, dadka oo dhan waxaan siin doonaa Ruuxeyga. Wiilashiina iyo gabdhahiina wax ayey sii sheegi doonaan, raggiina dhalinyarada ahna wax ayey arki doonaan, odayaashiinuna riyooyin ayey arki doonaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Ilaah baa yidhi, Maalmaha ugu dambaysta waxyaalahanu waa noqon doonaan, Ruuxayga ayaan ku shubi doonaa dad oo dhan; Oo wiilashiinna iyo hablihiinnu wax bay sii sheegi doonaan, Raggiinna dhallinyarada ahuna wax bay arki doonaan, Odayaashiinnuna riyooyin bay ku riyoon doonaan;

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 2:17

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy