Falimaha 2:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Ma aha sida aad u malaynaysaan oo dadkani ma sarqaansana. Sababtoo ah waa saddex saac oo subaxnimo! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waayo, kuwanu ma sakhraansana sidaad u malaynaysaan inay sakhraansan yihiin; maxaa yeelay, tanu waa saacaddii saddexaad ee maalmeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Waayo, kuwanu ma sakhraansana sidaad u malaynaysaan inay sakhraansan yihiin; maxaa yeelay, tanu waa saacaddii saddexaad ee maalmeed. Viz kapitola |