Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Kadib Butros ayaa la istaagay kow iyo tobankii kale ee xerta ahaa, wuxuuna cod dheer kula hadlay dadkii meesha joogay oona yiri, “Walaalaheyga Yuhuudda ahow iyo qof walboo magaalada Yeruusaalem daganow, aan idiin sharaxo ee si fiican u dhagaysta waxaan idinku leeyahay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Laakiin Butros intuu koob-iyo-tobankii isla taagay, ayuu sare u qaaday codkiisa oo ku yidhi iyaga, Niman yahow reer Yahuudiya iyo dhammaantiinan Yeruusaalem degganow, tan ogaada oo hadalladayda dhegaysta.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 2:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy