Falimaha 2:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Qaarkeen waxey ka yimaadeen Kereetee iyo Carabta. Waxeynu isugu jirnaa Yuhuud iyo dad diinta Yuhuudnimada qaatay. Haddana kuligeen waxaan maqalnay iyagoo ku sheegaya afafkeena hooyo waxyaalihii waaweynaa ee uu Illaahey sameeyay!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 iyo reer Kereetee iyo Carabta, waxaynu maqlaynaa iyagoo ku hadlaya afafkeenna oo ka hadlaya Ilaah waxyaalihiisa waaweyn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 iyo reer Kereetee iyo Carabta, waxaynu maqlaynaa iyagoo ku hadlaya afafkeenna oo ka hadlaya Ilaah waxyaalihiisa waaweyn. Viz kapitola |