Falimaha 19:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Laakiin qaarkood ayaa madax adkaaday, waxeyna diideen iney rumeystaan oo xitaa waxey xumaan ka sheegeen habka kuwa Ciise raacsan u nool yihiin. Bawlos halkaas ayuu uga tagay oo xertii ayuu sii kaxeystay oo maalin walba wuxuu kula sheekeysan jiray qolka wax lagu barto ee ku yaalo Turannos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin qaarkood markay madax adkaadeen oo caasiyoobeen, iyagoo xumaan kaga hadlaya Jidka dadkii badnaa hortooda, ayuu iyagii ka tegey oo xertii ka soo soocay, oo maalin walba ayuu dad kula doodi jiray iskoolka Turannos. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin qaarkood markay madax adkaadeen oo caasiyoobeen, iyagoo xumaan kaga hadlaya Jidka dadkii badnaa hortooda, ayuu iyagii ka tegey oo xertii ka soo soocay, oo maalin walba ayuu dad kula doodi jiray iskoolka Turannos. Viz kapitola |