Falimaha 19:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Markaas ayaa Bawlos ku yiri, “Yooxanaa baabtiiskiisi wuxuu ahaa baabtiiska toobadkeenka. Wuxuuna dadka ku yiri aamina kan iga daba imaan doona, kaasoo ah Ciise.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Bawlosna wuxuu ku yidhi, Yooxanaa wuxuu dadka ku baabtiisay baabtiiska toobadda, isagoo dadkii ku leh, Waa inaad rumaysataan kan iga daba iman doona, isagoo ula jeeda Ciise. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Bawlosna wuxuu ku yidhi, Yooxanaa wuxuu dadka ku baabtiisay baabtiiska toobadda, isagoo dadkii ku leh, Waa inaad rumaysataan kan iga daba iman doona, isagoo ula jeeda Ciise. Viz kapitola |