Falimaha 19:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Nin madaxda magaalada ka mid ah ayaa yimaaday oo aamusiyay dadkii, oo yiri, “Reer Efesow, yaan garaneyn magaalada iney tahay tan ilaalisaa macbadka Arteemista weyn iyo sawirkeeda tan ka imaatay samada? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Markuu karaanigii magaaladu aamusiiyey dadkii badnaa, ayuu ku yidhi, Nimankiinan reer Efesosow, ninkee baan oqoon in magaalada Efesos ay tahay ta ilaalisa macbudka Di'anada weyn iyo sanamkii Yubiter ka soo dhacay? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Markuu karaanigii magaaladu aamusiiyey dadkii badnaa, ayuu ku yidhi, Nimankiinan reer Efesosow, ninkee baan oqoon in magaalada Efesos ay tahay ta ilaalisa macbudka Di'anada weyn iyo sanamkii Yubiter ka soo dhacay? Viz kapitola |