Falimaha 19:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Laakiin markey ogaadeen inuu yahay Yuhuudi, iyagii oo dhan ayaa muddo laba saac ah qaylinayay iyagoo leh, “Waxaa weyn Arteemis, reer Efesos!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Laakiin kolkay garteen inuu Yuhuudi yahay ayay dhammaan intii laba saacadood ah isku cod ku qayliyeen iyagoo leh, Waxaa weyn Di'anada reer Efesos. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Laakiin kolkay garteen inuu Yuhuudi yahay ayay dhammaan intii laba saacadood ah isku cod ku qayliyeen iyagoo leh, Waxaa weyn Di'anada reer Efesos. Viz kapitola |