Falimaha 19:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Yuhuuddii meesha joogtay ayaa nin Aleksanderos la dhaho hor keenay dadkii badnaa, oo waxey ku dhaheen wuxuu sheegi lahaa. Wuxuu doonayay inuu dadka hortooda isku difaaco. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Markaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Markaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa. Viz kapitola |