Falimaha 19:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Magaaladii oo dhan ayaa rabshad ka dhacday. Dadka qaar ayaa waxey qabteen Gayos iyo Aristarkhos kuwii uu Makedoniya Bawlos kala yimid. Markaas ayaa waxey si dhaqso ah u aadeen meeshii uu kulanka magaalada ka dhacayay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Magaaladii oo dhammuna waa wada qasnayd; waxayna qabsadeen Gayos iyo Aristarkhos oo ahaa niman reer Makedoniya oo la socdaali jiray Bawlos, markaasay iyagoo isku wada qalbi ah te'atradii ku yaaceen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Magaaladii oo dhammuna waa wada qasnayd; waxayna qabsadeen Gayos iyo Aristarkhos oo ahaa niman reer Makedoniya oo la socdaali jiray Bawlos, markaasay iyagoo isku wada qalbi ah te'atradii ku yaaceen. Viz kapitola |