Falimaha 19:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Waana aragtaan oo xitaa waad maqashaan ninkan Bawlos inuu dad badan qanciyay, Efesos kaliya maahee xitaa illaa Aasiya. Oo wuxuu ku hadlayay in illaahyada gacmaha lagu sameeyay eysan illaahyo ahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Waxaad arkaysaan oo aad maqlaysaan in Bawloskanu sasabay oo jeediyey dad badan, oo aan kuwii Efesos oo keliya ahayn, laakiin kuwii joogay Aasiya badidood, isagoo leh, Ilaahyo gacmo lagu sameeyo, ilaahyo ma aha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Waxaad arkaysaan oo aad maqlaysaan in Bawloskanu sasabay oo jeediyey dad badan, oo aan kuwii Efesos oo keliya ahayn, laakiin kuwii joogay Aasiya badidood, isagoo leh, Ilaahyo gacmo lagu sameeyo, ilaahyo ma aha. Viz kapitola |