Falimaha 19:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waxyaalahan oo dhan goortay dhaceen kadib ayaa Bawlos go’aansaday inuu tago Yeruusaalem, isaga oo sii dhex marayo Makedoniya iyo Akhaya. Wuxuuna yiri, “Halkaas markaan gaaro kadib waa inaan tagaa Rooma.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Haddaba markii waxyaalahaasu dhammaadeen ayaa Bawlos ruuxiisa kula talo jiray inuu Yeruusaalem tago markuu Makedoniya iyo Akhaya sii dhex maray dabadeed, isagoo leh, Markaan meeshaas tago dabadeed, waa inaan Roomana arko. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Haddaba markii waxyaalahaasu dhammaadeen ayaa Bawlos ruuxiisa kula talo jiray inuu Yeruusaalem tago markuu Makedoniya iyo Akhaya sii dhex maray dabadeed, isagoo leh, Markaan meeshaas tago dabadeed, waa inaan Roomana arko. Viz kapitola |