Falimaha 19:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayuu iyagii ku yiri, “Miyaadan Ruuxa Quduuska ah helin markaad aaminteen?” Markaas ayey ku jawaabeen, “Maya, xitaa maanan maqlin wax ku saabsan Ruuxa Quduuska ah.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasuu ku yidhi iyagii, Ruuxa Quduuska ah ma hesheen markaad rumaysateen? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Maya, maba aannu maqlin in Ruuxa Quduuska ahi jiro iyo in kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Markaasuu ku yidhi iyagii, Ruuxa Quduuska ah ma hesheen markaad rumaysateen? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Maya, maba aannu maqlin in Ruuxa Quduuska ahi jiro iyo in kale. Viz kapitola |