Falimaha 19:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Qaar sixir sameyn jireyna buugoodi ayey keeneen oo waxey ku gubeen dadka hortooda. Qiimahii buugaagtaas markii la sameeyay waxey noqotay qiyaastii konton kun. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Kuwii sixir fali jirayna qaarkood intay kitaabbadoodii ururiyeen ayay dadka hortooda ku wada gubeen; wayna tiriyeen qiimadooda, oo waxay arkeen inay ahayd konton kun oo gogo' oo lacag ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Kuwii sixir fali jirayna qaarkood intay kitaabbadoodii ururiyeen ayay dadka hortooda ku wada gubeen; wayna tiriyeen qiimadooda, oo waxay arkeen inay ahayd konton kun oo gogo' oo lacag ah. Viz kapitola |