Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 19:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Isla markiiba ninkii ruuxyada xun qabay ayaa ku booday oo iyagii ka awood badiyay. Markaas ayey iyagoo la garaacay oo nabaro leh gurigii ka carareen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Haddaba ninkii jinniga qabay baa ku booday iyagii, wuuna ka xoog badiyey kulligood, oo ka adkaaday, sidaas darteed ayay gurigaas ka carareen, iyagoo qaawan oo dhaawacan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

16 Haddaba ninkii jinniga qabay baa ku booday iyagii, wuuna ka xoog badiyey kulligood, oo ka adkaaday, sidaas darteed ayay gurigaas ka carareen, iyagoo qaawan oo dhaawacan.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 19:16

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy