Falimaha 19:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Waxaa dhacday in kuwo Yuhuud ah meelaha tageen iyagoo isku dayeen iney ruuxyada xun ku bixiyaan magaca Sayid Ciise. Waxey ruuxii wasakhda lahaa ku yiraahdeen, “Magaca Ciise ee Bawlos ku wacdinayo ku soo bax!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin kuwo Yuhuudda wareegi jirtay ka mid ah oo jinniyosaarayaal ah baa waxay ku talo jireen inay kuwii jinniyada qabay ka dul yidhaahdaan magaca Rabbi Ciise, iyagoo leh, Waxaan idinku dhaarinayaa Ciisaha Bawlos dadka ku wacdiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin kuwo Yuhuudda wareegi jirtay ka mid ah oo jinniyosaarayaal ah baa waxay ku talo jireen inay kuwii jinniyada qabay ka dul yidhaahdaan magaca Rabbi Ciise, iyagoo leh, Waxaan idinku dhaarinayaa Ciisaha Bawlos dadka ku wacdiyo. Viz kapitola |