Falimaha 19:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 sidaa darteed dadkiina waxey qaateen dharkii Bawlos iyo marooyin uu taabtay si ey ugu geeyaan kuwii xanuusanaa, dadkii oo dhan ayaa bogsaday kuwii ruuxyada xun qabayna wey ka baxeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 sidaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 sidaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen. Viz kapitola |