Falimaha 19:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Goortii Abolloos joogay Korintos ayaa Bawlosna wuxuu dhex maray tuulooyin illaa Efesos, halkaas ayuu kula kulmay kuwa xer ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Haddaba waxaa dhacay, markii Abolloos Korintos joogay, in Bawlos oo soo dhex maray waddanka sare yimid Efesos, oo halkaas wuxuu kula kulmay kuwo xer ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Haddaba waxaa dhacay, markii Abolloos Korintos joogay, in Bawlos oo soo dhex maray waddanka sare yimid Efesos, oo halkaas wuxuu kula kulmay kuwo xer ah. Viz kapitola |