Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 18:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Kirisbos oo ahaa hogaamiyahii sunagogga iyo reerkiisi oo dhan ayaa rumeystay Rabbiga, kuwa kale oo reer Korintos ah oo Bawlos fariintiisi maqlayna wey rumeysteen oo waa la baabtiisay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Markaasaa Kirisbos oo sunagogga u sarreeyey baa Rabbiga rumaystay, isaga iyo kuwii gurigiisa oo dhanba; kuwo badan oo reer Korintos ahna ayaa markay maqleen rumaystay, oo waa la baabtiisay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 18:8

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy