Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 18:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Laakiin markii ey ka jeesteen oo ey isaga caayeen ayaa Bawlos busta dharkiisa ka jafay oo ku yiri, “Dhimashadiina idinka ayaa ka masuul ah! Anigu ma la igu eedeyn doono. Maanta laga bilaabo waxaan wacdin doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Oo markay is hor taageen oo caytameen, isagu dharkiisuu hurgufay oo ku yidhi iyagii, Dhiiggiinnu madaxiinna ha dul ahaado; anigu nadiif baan ahay, hadda ka dib waxaan u tegi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 18:6

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy