Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 18:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Markii Abolloos uu go’aansaday inuu u safro illaa Akhaya, walaaluhuna wey dhiirageliyeen oo waxey warqad u qoreen xertii joogtay halkaas si ey u soo dhaweeyaan. Goortuu yimaaday aad ayuu u caawiyay kuwii nimcada ku rumeystay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Oo markuu damcay inuu u sii dhaafo Akhaya, ayaa walaalihii dhiiro geliyeen, oo waxay xerta u qoreen inay soo dhoweeyaan isagii; markuu yimidna aad buu u caawiyey iyagii, kuwaasoo nimco ku rumaystay,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 18:27

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy