Falimaha 18:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Abolloos wuxuu bilaabay inuu si geesinimo leh uga dhex hadlo sunagogga. Goortii Bariskilla iyo Akula isaga maqleen ayey waxey geeyeen gurigooda oo si fiican ayey usii bareen wadada Illaah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 oo wuxuu bilaabay inuu geesinimo kaga dhex hadlo sunagogga. Laakiin Bariskilla iyo Akula, markay maqleen isagii, ayay kaxaysteen, kolkaasay aad ugu sii caddeeyeen jidka Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 oo wuxuu bilaabay inuu geesinimo kaga dhex hadlo sunagogga. Laakiin Bariskilla iyo Akula, markay maqleen isagii, ayay kaxaysteen, kolkaasay aad ugu sii caddeeyeen jidka Ilaah. Viz kapitola |