Falimaha 18:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Laakiin haddaad ku haysataan erey, magacyo iyo sharcigiina anigu tan ma xukumi karo ee idinku dhameysta.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 laakiin hadday yihiin su'aalo ku saabsan hadallo iyo magacyo iyo sharcigiinna, idinka qudhiinnu fiiriya, maxaa yeelay, anigu dooni maayo inaan waxyaalahaas xaakin u ahaado. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 laakiin hadday yihiin su'aalo ku saabsan hadallo iyo magacyo iyo sharcigiinna, idinka qudhiinnu fiiriya, maxaa yeelay, anigu dooni maayo inaan waxyaalahaas xaakin u ahaado. Viz kapitola |