Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 17:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Laakiin markey gurigii ka waayeen ayey Yasoon iyo kuwa kale oo walaalaha ah kaxeeyeen. Waxey hor geeyeen taliyayaasha magaalada, iyagoo leh, “Nimankan aduunka oo dhan dhibay ayaa halkan yimaaday,

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Oo markay waayeen, ayay Yasoon iyo kuwo walaalo ah ku hor jiideen taliyayaashii magaalada iyagoo ku qaylinaya oo leh, Kuwii dunida rogay ayaa halkanna yimid,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

6 Oo markay waayeen, ayay Yasoon iyo kuwo walaalo ah ku hor jiideen taliyayaashii magaalada iyagoo ku qaylinaya oo leh, Kuwii dunida rogay ayaa halkanna yimid,

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 17:6

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy