Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 17:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Laakiin Yuhuudda kale wey ka maseyreen, markaas ayaa niman xun xun oo meelaha suuqa ah joogay bilaabeen iney magaaladii dhib ka kiciyaan. Sidaa darteed waxey toos u aadeen gurigii Yasoon waayo waxey doonayeen in Bawlos iyo Silas la garaaco.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Laakiin Yuhuuddii oo ka masayrsan ayaa nimanka suuqa ka soo kaxaysatay kuwo shar leh, urur bayna isu keeneen, oo magaaladii bay buuq ka dhigeen; oo markay gurigii Yasoon weerareen ayay waxay dooneen inay iyagii dadka u soo saaraan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 17:5

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy