Falimaha 17:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Dadka qaar ayaa aaminay Rabbiga oo Bawlos raacay, waxaana ka mid ahaa Diyonisiyos oo ka tirsanaa Are’obagos, iyo naag la yiraahdo Damaris iyo kuwa kale ayaa Illaah u soo laabtay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Laakiin niman baa raacay isagii oo rumaystay; kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Diyonusiyos ki Are'obagos, iyo haweenay la odhan jiray Damaris, iyo kuwo kale oo la socdayba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Laakiin niman baa raacay isagii oo rumaystay; kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Diyonusiyos ki Are'obagos, iyo haweenay la odhan jiray Damaris, iyo kuwo kale oo la socdayba. Viz kapitola |