Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 17:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Goortey maqleen Bawlos oo ka hadlaya wax ku saabsan sarakicidda dhimashada, qaar ayaa qoslay. Qaarna waxey dheheen, “Waxaan dooneynaa inaan mar kale ku maqalno adiga oo ka hadlaya mawduucaan.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Haddaba kolkay maqleen wax ku saabsan ka soo sarakicidda kuwii dhintay, qaar waa ku qosleen, laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Mar kale ayaannu waxan kaa maqli doonnaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

32 Haddaba kolkay maqleen wax ku saabsan ka soo sarakicidda kuwii dhintay, qaar waa ku qosleen, laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Mar kale ayaannu waxan kaa maqli doonnaa.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 17:32

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy