Falimaha 17:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Maxaa yeelay wuxuu sameeyay maalin uu aduunka oo dhan si xaq ah ugu xukumo. Wuxuuna doortay Ciise inuu u xukumo, Illaaheyna wuxuu arintaas noogu cadeeyay goortuu Ciise ka sarakiciyay dhimashada.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 maxaa yeelay, wuxuu dhigay maalin uu dunida si xaq ah ugu xukumi doono ninkuu doortay, taasoo uu dhammaan ugu caddeeyey sarakicidda uu isagii ka soo sara kiciyey kuwii dhintay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 maxaa yeelay, wuxuu dhigay maalin uu dunida si xaq ah ugu xukumi doono ninkuu doortay, taasoo uu dhammaan ugu caddeeyey sarakicidda uu isagii ka soo sara kiciyey kuwii dhintay. Viz kapitola |