Falimaha 17:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 “Sidaa darteed haddaan nahay caruurtii Illaah, waa in aanan ku fikirin rabaaniga inuu yahay sida sanamyada laga sameeyay dahabka ama qalinka ama dhagaxyada. Isagu ma aha sida qaabka waxyaalaha ey binu aadanku ka fikireen iney sameeyaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Haddaba innagoo ah Ilaah farcankiis waa inaynaan ka fikirin in Ilaahnimadu ay la mid tahay dahab ama lacag ama dhagax oo lagu xardhay sancada iyo farsamada dadka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Haddaba innagoo ah Ilaah farcankiis waa inaynaan ka fikirin in Ilaahnimadu ay la mid tahay dahab ama lacag ama dhagax oo lagu xardhay sancada iyo farsamada dadka. Viz kapitola |