Falimaha 17:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 ‘Isaga ayaan ku dhex nool nahay, kuna soconaa oo aan ku noqonay waxaan nahay.’ Sida ey gabayaashiinu dheheen, ‘Waxaan nahay caruurtiisa.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 maxaa yeelay, isagaynu ku nool nahay, kuna soconnaa, kuna jirnaa; sidaasoo kuwo ka mid ah gabayayaashiinnu ay yidhaahdeen, Weliba innaguna waxaynu nahay farcankiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 maxaa yeelay, isagaynu ku nool nahay, kuna soconnaa, kuna jirnaa; sidaasoo kuwo ka mid ah gabayayaashiinnu ay yidhaahdeen, Weliba innaguna waxaynu nahay farcankiisa. Viz kapitola |