Falimaha 17:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Markaan dhex marayay magaaladiina oo aan fiiriyay waxaad caabudaan, waxaan arkay meel allabari ah oo ey ku qoran tahay, Illaah aan la garaneyn. Waxaad caabudaan Illaah eydan garaneyn. Marka waxaan doonayaa inaan idiin sheego waxyaala ku saabsan isaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Waayo, markaan soo socday oo aan arkay waxyaalaha aad caabuddaan waxaan soo arkay oo kale meel allabari oo lagu qoray, Waxaa leh ilaah aan la oqoon. Haddaba waxaad oqoonla'aanta ku caabuddaan ayaan wax idiinka sheegayaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Waayo, markaan soo socday oo aan arkay waxyaalaha aad caabuddaan waxaan soo arkay oo kale meel allabari oo lagu qoray, Waxaa leh ilaah aan la oqoon. Haddaba waxaad oqoonla'aanta ku caabuddaan ayaan wax idiinka sheegayaa. Viz kapitola |