Falimaha 17:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Markaas ayaa Bawlos intuu kulankii Are’obagos soo hor istaagay ayuu dhahay, “Dadkii Ateenayow, waan u jeedaa inaad tihiin dad diinta aad u haysta. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Markaasaa Bawlos oo Are'obagos dhex taagan wuxuu yidhi, Nimankiinan reer Ateenay ahow, wax kasta waxaan idinku garanayaa inaad tihiin kuwo ilaahyada ka cabsada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Markaasaa Bawlos oo Are'obagos dhex taagan wuxuu yidhi, Nimankiinan reer Ateenay ahow, wax kasta waxaan idinku garanayaa inaad tihiin kuwo ilaahyada ka cabsada. Viz kapitola |