Falimaha 17:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Qaar faylosuufiinta, Ebikuriyihii iyo Istoo’ikiin ah ayaa bilaabay iney isaga la doodaan. Qaarkood waxey ku yiraahdeen, “Muxuu sheegayaa qofkan isku maleeya inuu wax walba garanayo?” Dad kalana waxey yiraahdeen, “Bawlos wuxuu u codeynayaa illaahyo kale.” Waayo waxey arkeen Bawlos inuu wacdinayay warka wanaagsan ee ku saabsan Ciise iyo sarakicidiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Waxaana la kulmay isagii kuwo ka mid ah faylosuufiinta Ebikuriyiin iyo Istoo'ikiin ah. Qaar baa waxay yidhaahdeen, Ninkan dawdarka ihi muxuu odhan doonaa? Qaar kalena waxay yidhaahdeen, Wuxuu u eg yahay nin ilaahyo qalaad wax ka sheega; maxaa yeelay, wuxuu dadkii ku wacdiyey Ciise iyo sarakicidda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Waxaana la kulmay isagii kuwo ka mid ah faylosuufiinta Ebikuriyiin iyo Istoo'ikiin ah. Qaar baa waxay yidhaahdeen, Ninkan dawdarka ihi muxuu odhan doonaa? Qaar kalena waxay yidhaahdeen, Wuxuu u eg yahay nin ilaahyo qalaad wax ka sheega; maxaa yeelay, wuxuu dadkii ku wacdiyey Ciise iyo sarakicidda. Viz kapitola |