Falimaha 17:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Nimanka qaar ayaa sagootiyeen Bawlos illaa Ateenay, kadibna wey soo laabteen iyagoo fariin u wadaan Silas iyo Timoteyos, oo leh dhaqso iga daba imaada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Laakiin kuwii Bawlos ambabbixiyey waxay isagii keeneen ilaa Ateenay; markaasay ka tageen iyagoo Silas iyo Timoteyos amar u qaadaya inay degdeg u yimaadaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Laakiin kuwii Bawlos ambabbixiyey waxay isagii keeneen ilaa Ateenay; markaasay ka tageen iyagoo Silas iyo Timoteyos amar u qaadaya inay degdeg u yimaadaan. Viz kapitola |