Falimaha 17:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Isla markiiba walaalihii ayaa Bawlos u diray magaalo badda ku taalay, laakiin Silas iyo Timoteyosna waxey ku hareen Beroya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasaa walaalihii kolkiiba Bawlos u direen inuu tago ilaa badda; Silas iyo Timoteyosna halkaasay weli joogeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Markaasaa walaalihii kolkiiba Bawlos u direen inuu tago ilaa badda; Silas iyo Timoteyosna halkaasay weli joogeen. Viz kapitola |