Falimaha 17:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Laakiin Yuhuudda Tesaloniika joogtay markey ogaadeen Bawlos inuu Beroya ka wacdinayo ereyga Illaah, ayey waxey yimaadeen halkaas iney dhib meesha ka kiciyaan oo dadka kasoo horjeediyaan Bawlos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin kolkii Yuhuuddii Tesaloniika joogtay ogaatay in Bawlos ereyga Ilaah Beroya ku wacdiyey, ayay meeshaasna yimaadeen oo qas iyo dhib geliyeen dadkii badnaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin kolkii Yuhuuddii Tesaloniika joogtay ogaatay in Bawlos ereyga Ilaah Beroya ku wacdiyey, ayay meeshaasna yimaadeen oo qas iyo dhib geliyeen dadkii badnaa. Viz kapitola |