Falimaha 17:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Badidoodi ayaa Rabbiga aaminay, waxaa kale oo ka mid ahaa dumar Gariig ah oo sharaf leh iyo nimanba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Sidaas darteed kuwa badan oo iyaga ka mid ah baa rumaystay iyo dumar Gariig ah oo sharaf leh iyo niman aan fara yarayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Sidaas darteed kuwa badan oo iyaga ka mid ah baa rumaystay iyo dumar Gariig ah oo sharaf leh iyo niman aan fara yarayn. Viz kapitola |