Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 17:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Haddaba Yuhuudda Beroya wey ka fiicnaayeen kuwii Tesaloniika, si farxad leh ayey fariintii Bawlos ku qaateen. Oo maalin walbana wey akhrisanayeen qorniinka oo wey hubsanayeen wixii uu Bawlos baray iney run tahay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Haddaba kuwaasu waa ka sharaf badnaayeen kuwii Tesaloniika joogay, maxaa yeelay, ereygay aqbaleen iyagoo xiiso weyn u qaba oo maalin kasta baadhaya Qorniinka inay hubsadaan waxyaalahaasi inay sidaas yihiin iyo in kale.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 17:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy